dunida barigii la uumaa
jacaylkana lala bilaaboo
ragbaa soo barbaariyoo
isagoon been ahayn
kusoo waday dhalashee
hadana hadana hilbuu
caashaqii ahaan
barina midkalaan rabaa
illaahow ha ina badain
bishaaroy aniga iyo adiga
inagu balantaan lahayn

habaylihin kama baxaayee
waxaan bilaney
ku idhi inkastood iibaari
tahay
bulshada dad xunbaa ku jira
labada isku beer fayow
badiba waalakala dilaa
dhexdeenay daaliyo iyo been
ka shidayan xumi iyo been
kugu beeranayaan
bishumahooda war sida
bilaash ha iskaga hadleene
inagu balantaynu lahayn
kama baxaayee habaylihin
illaahow ha ina badin
bishooroy aniga iyo adiga
inagu balantaynu lahayn

Exit mobile version