markaa diigu uu ciyo daakiraad subixii
duhurkiyo habeenkii duulaansidaan ahay
waxaa laydulkeenaa dagmadaad ku nooshee
naftu waxay dareentaa inagoo dalxiisoo
daalo ayu joognee
waanku doonayaayoo anigana daraadaa
indhihii idaalee naftaa kuudiyaaree
dumar taan ka doortaay hadmaan dadagalaynaa
sidaa caleenka doogaa farxad iyo damaashaad
dadku uu usoro kaco kolka loodabaal dago
amaa doolo iyo hawd bixid iyo dareemaha
mulacyeeyay daadkii adigoo dib iidhigin
duunyana aan igu xidhin

Exit mobile version