dawooy dawo caafimaadee
darmaan qurux lagu mariimaay
dareenka naftayda kiciyaay
deegan baxdaay ubax dilaacaay
maxaan danqashada galgacalkadartaa
waraaqada maxaa gabalkoodam idhi
dadkoo seexday gurigalay maxay dirqi
igu hayd danteena inaan ukoco
muxuu daal igu badnaa
dadaalkayga mudnaa
daryeelkaagag wacnaa
inagoo isku duuban iyo
dadkeenaa gargaar iyo
deeqdaa rabi baa lahaa
damaashaad dilaacaya

Exit mobile version