VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeisa - Lyrics

dalsaneey hargaysaay dugsi lagu hirtaay dagal nabadi taaliyo saldhigeeda diintiyo rug la dago ayaad tahay imisaa dushaadiyo dacal kaaga joogoo neecawdaada dihiniyo hawadaadu deeqdaa imisaa dad kaa tagay dibad jooga oo maqan duruuf haysa mooyee doorna kaa maqnaynayn dalsaneey hargaysaay haahaa hargaysaay meel kaloon dagaa haahaa haraysaay miyay dunida kuba taal haahaa hargaysaay dalsaneey hargaysaay DEEQLAHA ILAAHBAA nimco dhigay dushaadoo laydhaada dihiniyo ciidaadu waa dahab damalada dhirtaadiyo doogiyo caleentaa daawashada ilqabadka leh loo soo dalxiisaa hargaysaay dabayliyo duufaan ku ruxa iyo dhul gariir ka daran DAAIMKAY dhib kaa hay
Queue is empty
-- / --