mmarwooy hanaankiyo
qaabkiyo muuqaaga
wacanbaa isoo jitayoo
cabaadhyaha qoortadheer
anaa kugu raacey
naftaada qancisaa ku jecel
hadaad ila qiimo
iyo mudan qadarin

Exit mobile version