marwooy qaabkiyo hanaankiyo
muuqiyo xubnahaaga araniiyo
dhexdiyo labada
cabaadhyaha dheer
anaa kugu raacey
ruunanigaa kujecel
adaa xurmiyo iga mudan qadarin
hoobalayow hoobow

Exit mobile version