VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Oonka Biyaha - Lyrics

oonbaa biyaha loo cabaa looma kala kaadsho uurkaygu wuxuu doonayaan adiga weeyaane indhahaygu waxay jecelyihiin inay ku eegtaane afkayguna amaantaadu aad utiriyaaye unugyada jidhkaygaad tahay iyo udub dhaxaadkiiye alle idinkiiyoo amini ha ina kulan siiso aduunyada ma siisteen mar qudha aragtidaadiiye oo aan wadaabayn naftani ololka daynaynee ilwaad qurux ayaad leedahoo uunka kuu qirayee oo wali adoo kalee aragaa ma saarinee ililaha wadnaha iyo bogaad igaga taalaaye alle idinkiiyoo amini ha ina kulan siiso
Queue is empty
-- / --