waa qalanjo yaab loo qurux iyo ilaahbaa
udhameeyay qaayoo ilan way qarsoonayd
qumarkaan u eegee qac indhahakusiiyaa
qumbacdaa qumbacdaa jacalkuye
alla igamaqaadaa qalbi nuura iidaa
qaabkii suleekhaa siduu eebe kuuqoray
uu kuu qotomiyaa caashaqa ka qaadee
qumarkaan u eegee qac indhahakusiiyaa
gal gacal gacl gacal iqariyaa

Exit mobile version