VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Safar - Lyrics

safarbaa latagayaa iyo socoto dheeroo soonoqod lahaynoo inawada sugaayee surin waxaa lamarayaa siig iyo dabayloo suufiga cadceedana saantu kugu dhagaysoo surmi iyo haraada badan taawaxaa kadaran taa halaq micida saydhiyo saylaha libaaxiyo abeesbaa susumayoo sahaydeedu meeshaa subag iyo saliid maaha sonkor iyo bariis maaha caanihii sibraar kiyo hilibkoo lasolay maaha ninka seef afwayn iyo aanu waydan sahay kama samato baxayee sidee loo jid marayaa soorta dunida taala oodhan sahay deedu taa maaha waa suqur la waa sanqadhla waa socoo hasoo noqon bal aan idin su aalee maxaad saaka wadataan subaxaa qiyaamaha lahor tagayo subxaanka ninka saaka jeceloow xilka sahal hamoodine dhulkan aan ku soconiyo samaduu kaculus yahay yuu sibiq idinku galin
Queue is empty
-- / --