VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sankaan kula raacaa - Lyrics

sankaan kula raacaa sayloo guyaal badan soobaxa kaliishii seelseelna loodagay sanad geelu badi dhalay oy sidigtii laalays nirguhu wali socod baran reeraha sintoodiyo kaymo saraar loodhigay oo igadh ma qaarloo sabab lagu salaaxoo saameeshay gaawaha oo baarqab soo hani soofeeyey micidoo ka shanqayey doobtii kusurmiday saraar godon saaldaalinaysoo subuxdii bariisaday sidoodaan jaleecada saxan saxan udgoonbadan sanka kuula raacaa sagal gaaxaday roob subax seermaydo soo guray waaguna ku sara kacay sare joog nin dhererkii cad ceeduna lasimantahay nuurkuna sabootiyey oo waqalka dalabliyo guulaamo socotiyo kala soocaday dhibicdiyo midab sibaaqiyo cadaan wada siraatiyo madow dhalaal xiga sedexdaa miduu yahay qof suureeyay kala garan oo beel sanaagiyo dul dhigay saraar godon saadaalinaysoo bal halkuu ku simiyo sugayaan inuu helo subaxii bariisado sidoodaan jaleecada sanka kuula raacaa
Queue is empty
-- / --