VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waaqla - Lyrics

waheey waaqlaan u baxayoo cidlaan weehaamayaa cidlaan wehaamayaayoo markii aan ku waayay waashee hadmaynu is weheshan doonaa weheey waanigan wikinayoo intaan wiiqmay wehanaaboo intaan wiiqmay weehaanaaboo warkaygu caruurtu warisee hadmaynu is weheshan doonaa waheey nafsibaa i wada oo waxyeelada iigu wacan waxyeelada iigu wacanoo wadkayga cagaha ku doontoo hadmaynu is weheshan doonaa
Queue is empty
-- / --