VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waxaan dhashay anoo xora mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Daauud Cali masxaf
Waxaan dhashay anoo xora

waxaan dhashey anoo xora
waxaan dhiman anoo xora
waxaan dhashey anoo xora
sida xaashidaa ucad
cidna xadhiga ugu jirin
ka xariman dunuubtoo
malagyada xisaabaha
xaalkayga loo diray
wali xarmka loo diray
xalanoo nadiifa
aduunyada xumaanteed

waxaan dhashey anoo xora
anoo xiiso la iiqabo
xareed soo da,aysiyo
xariir la iga jecelyahay
ayaan xaynta hooyo soogalay
xiniindheere waa wiil
waa laba xiniinyood ayaa
lagu xifaaltamay
xabadaha kor loo riday
shimbiruhu xanaaqii
xasilooni li,idii
xaab xaabsadoo kacee
xag kalay uguureen
xadka waabay dhaafeen
ana kuba xanuunsaday
wixii xiiso la iiqabay
xabadaha la ii riday
xoolo lagu gawracay
culimadu xadreeyeen
xirsiyada la ii xidhay
habluhu igu kor xoomeen
mar qudha xaragadii
sheekadu xayirantoo
xaalka meel adag galee
xog xogta iyo ciyaartii
iyo xiiso bururkii
xaqiiqbaa ka timid
hadaan xoog ka leeyahay
lixdanbuu xagaa ujaray
walina xaqii helin
waxay noqotay xaajadu
ninkaa xerada soo galay
een xoolo wadan qayd
lagu xambaariyo
xabkiyo lagu dhaqo
waxooga maryo ah
dhaxamaha lagaga xidh
xagee looga keenaa
anigoon xafidin karin
xamxamta iyo sheekada
dadku isla dhex xulaayo
misna waxaan xaqiiqsaday
inaan xaalku fiicnayn
xujana kow ay iitahay
sheekadu inoo xidhan

codkii Daauud Cali masxaf