VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees cusub iga quuso - Lyrics

labada isku qanacdana nolol wada qorsheystoo qaybsada jacaylkee qasab maaha caashaqu adna ha isku kay qorin ha i qal qaashan waligaa qalbigan qofbaa dagay mana qaado ruux kale ana kaama qarinoo horaan kuugu qeexee kuma qaabilaaye iga quuso gabadh yahay laba qoys wadaagtoo kaamudan qadarinbaad qalin daar is leedehee ha qafaalin caashaqa marwo qurux u dhalatiyo raaliyo qadarinlaa qaadirkay isiiyee adna raadso qayrkale
Queue is empty
-- / --