Heesta Cishqi - Lyrics
cishqibaa i ruxaayoo
riyo seexan waayoo
markii uu ku ringladay
runba uma malayninee
2x
raadkii ha raacinee
raadkii ha raacinee
adigu iga roonow
2x
adigaa nin raga ee
ra,yi dumar ha eegine
raaliyo hadaan noqon
ramadkii maalin doontaa
2x
cidna ha igu riixine
cidna ha igu riixine
adigu iga roonow
2x