VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeisa - Lyrics

hargaysaay hawadaada hadhkiyo udugaada naftii heli weydaa haraad kama doogtee 2x inaan hirka gaadho haleelo kulaalo habeeno ka heeso ayay iaga haysaa 2x hiba eebe bixyaa lagu kala horeeyaa waan hubaa hargaysaay inaa tahay halbawlaha hal abuuri magac lihi halkii halkiii halkii ay ku loolyeen 2x hoygii fankeeniyo hiddo dhowra maaha soorseerkii dunidiyo halyay koriya may noqon 2x halkay nabad taalo noqo haybi guusha hal abuurka dhulkeena adaa u horeeya 2x hiba eebe bixyaa lagu kala horeeyaa waan hubaa hargaysaay inaa tahay halbawlaha hal abuuri magac lihi halkii halkiii halkii ay ku loolyeen 2x
Queue is empty
-- / --