VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa boqol yahuuduye - Lyrics

israaiil ma boodeen bari dhexe intuu dago birta kuma afayasteeen waa boqol yuhuudiye rag baa biirinaayee baarka u fidhaayee barqo laguma gaadhen bada kuma ciyaareen barbaartana ma laayeen hadaan muruqa buuxiyo isticmaarku baal jirinoon bayda u garaaceeyn waa bahall gumaystuhu kala baahsanaantiyo baylahdaada jeceloo intu baadka kula helo kaa bogo qaniinyada burka kuu dhex galayee bushimaha dusheediyo been weeyi nabaduye baaruuda qiiqdiyo bunduq weeyi duniduye afrikaay is buuroo isasoo bahaystoo midka baal u leexdana basar wax ugu sheegoo ku balama dagaal israaiil ma booobeen carab uma badheedheen nabad kuma bariisteen baydkii illaahiyo barxadii rasuulkiyo waxaan loo banayniyo bakhti kuma dhex kariyeen kaare kuma burburiyyen bili kuma ciyaareen hadaan muruqa buuxiyo isticmaarku baal jirin bayda u garaacayn waa bahal gumaystuhu kala baahsanaantiyo baylahdaada jeceloo iintuu badka kula helo kaa bogo qaniinyada burka kuu dhex galayee bushimaha dushoodiyo been weeyi nabaduye baaruuda qiiqdiyo bunduq weeyi duniduye
Queue is empty
-- / --