jooge iyo dire admigu kala jiniyo wacanoo
jiilkii kacaba hablaha gabdhaha midba jalaxsanoo adaa ugu jaah qurxoone
yarta jawhariyo luula adigay ku jamatoo kaa jeesan waydoo ku jeelantaa
inan qurux jamaal joogiyo jamaal jani kula wadaagnaa