Taariikhdu waa dhigan Dharaartuu ilaahay Sowjaddeyda kaa dhigay
Markii aad salmaan ii dhashaa Farxad igu dhammaatay
Dhool bari kayimidoo Qurux loo dhammeeyaay Shamsa iiga dhigantahay