VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cabasho - Lyrics

Nafyahay cabashada Iloow naftaydana ciil Habadin cishoo qudha Waxaad waydanaa Cidna ha ucalaacalin X2 Ruuxii aan calmado Dabadeed ruux man Cugan cid kudhaanta Maan arag x2 Sidaad ii cidleesaan Kaligay caweeyaa X2 Nafbaan ahay cishotay Dartaa nafbaan ahay Ciqaaban awgaa x2 Naf ku ciirsanaysaa Oo ku cuskanaysaa Miyaa laga caraabaa X2 Nafyahay caashaqu Dagaan cindiga ruux Aad ku hayso haduu Farxad ku cawaynayo Calankii farxadaa X2 Caashaqaagu muu Bi'in cindigana kaman Tirin caloshuna kumay Nicin x2 Sidaad ii cidleesaan Kaligay caweeyaa X2 Nafbaan ahay cishotay Dartaa nafbaan ahay Ciqaaban awgaa x2 Naf ku ciirsanaysaa Oo ku cuskanaysaa Miyaa laga caraabaa X2
Queue is empty
-- / --