VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylku xadkiisa dhaaf - Lyrics

jacaylku xadkiisa dhaaf xubnaha oogada ku faaf laantaa xanuun ku saaq kuu xiisay adaan ku tabay 2X dareenku xagaaga aad kashayda xasuus ku reeb wadnuhu xoog ii garaac adaan isku kaa xidhee xabiibi xabii agtayda joog 2X ababi ababi cashaqa xaqdhowr xurmiyo igu kori igukori jacayl xasili farxad badan isii nacabka xadhigooda goo xagaagana igu halee 2X ababi ababi cashaqa xaqdhowr xurmiyo igu kori igukori jacayl xasili farxad badan isii nacabka xadhigooda goo xagaagana igu halee 2X xubigu aniga igu baah xariir laabtii ku daah xaqiiq qalbigaygu maax kuu xiisay adaan ku tabay 2X xiskaygu xuskaaga qeex amaan xula kuugu hees xubnuhu kuu wada xadree adaa dadka ii xigee xayaati xayaati qudhayda hoo dareenku xagaaga aad kashayda xasuus ku reeb wadnuhu xoog ii garaac adaan isku kaa xidhee xabiibi xabii agtayda joog 2X ababi ababi cashaqa xaqdhowr xurmiyo igu kori igukori jacayl xasili farxad badan isii nacabka xadhigooda goo xagaagana igu halee 2X ababi ababi cashaqa xaqdhowr xurmiyo igu kori igukori jacayl xasili farxad badan isii nacabka xadhigooda goo xagaagana igu halee 2X
Queue is empty
-- / --