jacaylku xadkiisa dhaaf
xubnaha oogada ku faaf
laantaa xanuun ku saaq
kuu xiisay adaan ku tabay 2X

dareenku xagaaga aad
kashayda xasuus ku reeb
wadnuhu xoog ii garaac
adaan isku kaa xidhee
xabiibi xabii agtayda joog 2X

ababi ababi cashaqa xaqdhowr
xurmiyo igu kori igukori jacayl
xasili farxad badan isii
nacabka xadhigooda goo
xagaagana igu halee 2X

ababi ababi cashaqa xaqdhowr
xurmiyo igu kori igukori jacayl
xasili farxad badan isii
nacabka xadhigooda goo
xagaagana igu halee 2X

xubigu aniga igu baah
xariir laabtii ku daah
xaqiiq qalbigaygu maax
kuu xiisay adaan ku tabay 2X

xiskaygu xuskaaga qeex
amaan xula kuugu hees
xubnuhu kuu wada xadree
adaa dadka ii xigee
xayaati xayaati qudhayda hoo

dareenku xagaaga aad
kashayda xasuus ku reeb
wadnuhu xoog ii garaac
adaan isku kaa xidhee
xabiibi xabii agtayda joog 2X

ababi ababi cashaqa xaqdhowr
xurmiyo igu kori igukori jacayl
xasili farxad badan isii
nacabka xadhigooda goo
xagaagana igu halee 2X

ababi ababi cashaqa xaqdhowr
xurmiyo igu kori igukori jacayl
xasili farxad badan isii
nacabka xadhigooda goo
xagaagana igu halee 2X

Exit mobile version