VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jimcaha kulankeena - Lyrics

ka wayn jismigaygu waxa jeebad galaaya oo layma jujuubo jiadu ima qaado jikaarkiyo buuqa jawiga maba laaqo jileeca mayeelo laygama jiidho jacalka dhexdeena jawiga labadeena jaanska kulankeena jimacaha kama baajo ajalafiyo xaasid marnaba uma joojo oo inaan jiri doono su aal kama joogto anoo ujarmaaaday jidkii guushayda xasidka uma joojo jawaab uma quudho jacalka dhexdeena jawiga labadeena jaanska kulankeena jimacaha kama baajo
Queue is empty
-- / --