Heesta Qalfoof - Lyrics
qalbigii jabaybaa yirii
anigu dhawac baan
qabaa qoon iyo nabar
bay igu yaal qofkii
dhayi lahaana maan helin
qofkaan galgacal uqaaday
qofkaan dartii uduloobay
ayaa qun yar iga dhaqaaqay
anoo qalanbaan hadana
qosol beena raadiyaa
riyo iga qabyowday baan
wali rajo oon ka qabaa
ilmada dartaa uqubay
hadii aad qiyaasi layd
qalbiga igama disheen
naflaga quustay ahaaye
maxaan qaban karaa
qolfoof iyo waxaan ahay
qof qofkiisu ciilayoo
intaan qalad soo ban dhigay
intaan qarsada ka badan
intaad qadaf igu samaysay
naftayda intaan qasbayay
qisada xanuunkiyo jacalka
hadaan qoraal ku samayanla
dadkaaba qushuuci laa