VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ciida - Lyrics

ciid mubaarag ciid wanaagsan cirooliyo waayeel caruur iyo dhalaan ciid mubaarag ciid wanagsan gugii baa curtoo cirkiibaa da,ee cara nabada caafimaad san ku ciyaara ciid mubaarag ciid wanagsan umadihii calfaday ciid mubaarag ciid wanagsan codkiiba galoo farax ciidayee cara nabada caafimaad san ku ciyaaraa ciid mubaarag ciid wanagsan
Queue is empty
-- / --