ciid mubaarag
ciid wanaagsan
cirooliyo waayeel
caruur iyo dhalaan
ciid mubaarag
ciid wanagsan
gugii baa curtoo
cirkiibaa da,ee
cara nabada
caafimaad san
ku ciyaara

ciid mubaarag
ciid wanagsan
umadihii calfaday
ciid mubaarag
ciid wanagsan
codkiiba galoo
farax ciidayee
cara nabada
caafimaad san
ku ciyaaraa
ciid mubaarag
ciid wanagsan

Exit mobile version