VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha ii jabin - Lyrics

ruux kuu jidboodoo kuu jeelan adigoo dhiban lama jikaaree ma ogtahay sidii jibin jeerooy habeen tahay ka hilacday jiidali ama jawhar iyo luuq jaahaaga walac laa indhahayga jiitee wabigii jacaylkaa igu soo jibadiyo jeenyaha i saaree ha ii jabin cadaawha ruux kuu janjeedhoo kuu jeeda adiguun jarka lagama tuuree ma ogtahay jamaalkiyo joogaaga quruxda leh markii aan jaleecaa jiririco i qabataa jaahaaga walalaclaa indhhayga jiitoo wabigii jacaylkaa igu soo jibadiyo jeenyaha i saaree ha ii jabin cadaawha
Queue is empty
-- / --