VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adoo qalanja - Lyrics

Qiimeen iyo adoo heli Kara qof ku qaaliyesta Oo ku qadariyoo kuu Qiirooda qudha ku hur- Ayoon ku khiyamayn X2 Qalad kaa dhowron Kugu qaylin qaas Kuu noqdoo kuu Qalma quus iyo aan Lahay qabwayni qur- Uxdii noloshana kuu Qeexa x2 Adoo qalanja ah maxa Ku qayiray quruxdaan Leh maxaa ku qaribay Maxaa ku qafiifiyay oo Ku qufulay nimaan ku Qadarin maxa kugu Qoray qaali baad tahe Yaan lagu qudhsan X2 Farxadaada qofaan Ba ogayn murugtaad Ku sugan tahay oon Kula qaybsan wel wel Kaaga qorshihiisu Ahaa xubnahaaga x2 Qosol baad ku kabtaa Fikir kaaga bal maxad Ku qabtaa noloshiisa Asagoon qooraansan Dhibkaaga qayr kaa Bal maxaa kaa reebay X2 Adoo qalanja ah maxa Ku qayiray quruxdaan Leh maxaa ku qaribay Maxaa ku qafiifiyayoo Ku qufulay nimaan ku Qadarin maxa kugu Qoray qaali baad tahe Yaan lagu qudhsan X2
Queue is empty
-- / --