VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boosniya cover - Lyrics

Hoolahaagan guud iyo danahaada gaarka ah intaan soo  gudbinayaan teedii Ka gaabshayee Abaalkii aan kuu galay Waxba adigoon ka gudin Gafkii  kaaga yamid iyo godabta boosniya Waa laba gudboonooo Garawsho waayee Golahii barbaartoo Geedkii jaceylkoo Garbaa taa ka leeyahay Jaceylkaaga maan gabin Mana aan gafinee Gargaar ii maadan geesaninee Godoon baad igalisee Haygu gaaf wareeginee Geesuun anniga iga guur Gafkii  kaaga yimid iyo godabta boosniya Waa laba gudboonooo Garawsho waayee Golahii barbaartoo Geedkii jaceylkoo Garbaa taa ka leeyahay
Queue is empty
-- / --