Heesta Boosniya cover - Lyrics
Hoolahaagan guud iyo
danahaada gaarka ah
intaan soo gudbinayaan
teedii Ka gaabshayee
Abaalkii aan kuu galay
Waxba adigoon ka gudin
Gafkii kaaga yamid
iyo godabta boosniya
Waa laba gudboonooo
Garawsho waayee
Golahii barbaartoo
Geedkii jaceylkoo
Garbaa taa ka leeyahay
Jaceylkaaga maan gabin
Mana aan gafinee
Gargaar ii maadan geesaninee
Godoon baad igalisee
Haygu gaaf wareeginee
Geesuun anniga iga guur
Gafkii kaaga yimid
iyo godabta boosniya
Waa laba gudboonooo
Garawsho waayee
Golahii barbaartoo
Geedkii jaceylkoo
Garbaa taa ka leeyahay