VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bulshada geyiga - Lyrics

tacliin boorame u daa hargaysa tixda maanso iyo tisqaadka faneed u daa barbara taariikh fog iyo timaanta jacayl u daa togdheer hanti dhaqasho iyo tacabka xoolaha u daa sanaagna dalxiis tag iyo tamashliyo u daa qurux taleexiyo laaska bari dhamaan tayadii u daa dunida umad loo tagana markay tahay soo dhawayn tahay soo dhawayn tahay soo dhawayn bulshada gayigaasi taal taashkii gobonimo u daaa tusmana sanaag bal arag fooxiyo beenyada ku taal tabiyo xeelbaa ifkiyo aduun lagu kala tagee gabilay turuq maal u daa halkii lagu soo tarmiyo taariikhda bal saylac eeg tiirarkii dulqaadkiyo taalada bali gubadle dhawr hadii samo lagu tartamo oodwayne tag oo bal aad
Queue is empty
-- / --