helelayle
caashaqaygaay hablaha adaan ka cugtaye
adna camal samaan kaalay ila cawee
sida canabkaiyo canbe iyo tufaax
caynadoodaay naftaydaad ku tahay cajiib

afka cugaygaiyo dhabanada cadbaa
curubaxey lamoodyeey ibaday cishqiga

caaqil inuu ku dhalay huno way cadee
aan cawaynee ciyaarta ma wada tunaa

cagta iyo iigu celi jiibka caawa
codka lali aan ciyaarta adkayne cawoy

faafan cidhifyadeediyo ciida jarar
uu ku da ay cirkii caawa ma ila dagi

cimilada dhulkeenee cajiibka badan
ayaan camal saneey kuugu tumi caruus

caraf iyo udgoo huuno mida caseey
aan cawaynee ciyaarta ma wada tunaa

caagaarkii danoogiyo ciida jarar
uu ku da ay cirkii caawa ma ila tagi

cagta iyo iigu celi jiibta caawa
codka lali aan ciyaarta adkayne cawoy

by masuul.com
lyrics

Exit mobile version