VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dajiya - Lyrics

Damiirsan maanka daartaay Dabuubsan lagu dagaay Danteena adaa u duuban Dulqaadna laguugu deeqay Damiirsan maanka daartaay Dabuubsan lagu dagaay Danteena adaa u duuban Dulqaadna laguugu deeqay Dajiya dajiya dajiya nafta daawadeeday Dabiibaay ila dadaashaay Duruuftana igala dirirtaay Duruuftana igala dirirtaay Dajiya dajiya dajiya nafta daawadeeday Dabiibaay ila dadaashaay Duruuftana igala dirirtaay Duruuftana igala dirirtaay Dartaa hablahaan u daayay Damaca i hayana dawooy Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay Dartaa hablahaan u daayay Damaca i hayana dawooy Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay Dabacsan laabta deeqday Ducaysan lagu daydaay Dareenkaa adi ku daydaya Da'daaduuna kaa dalbaday Dabacsan laabta deeqday Ducaysan lagu daydaay Dareenkaa adi ku daydaya Da'daaduuna kaa dalbaday Diirshaay diirshaay diirshaay nafta daawadeedaay Daryeelaay i doojisaay Dabayshana iga doojisaan Dabayshana iga dusiisaay Diirshaay diirshaay diirshaay nafta daawadeedaay Daryeelaay i doojisaay Dabayshana iga doojisaan Dabayshana iga dusiisaay Dartaa hablahaan u daayay Damaca i hayana dawooy Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay Dartaa hablahaan u daayay Damaca i hayana dawooy Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay Ku doonay aduu ku doorbiday Dookhuna adiguu ku doortay
Queue is empty
-- / --