VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dantayda - Lyrics

Maxaan doonoo dib jiray Maxaa darajeey is iri Inaan is daryeelniyo Maxaa damiir garasho larabay Maxaa la dabeeshadoo Dhiihaal ay ka jiroo hadimo ka jaray maxaan kayn dood leh Usameey maxaan ku dabaalayo U qabay dareen kalgacayl Dibnahii muud muudsadiyo Malabka farahii dagsaday Haday ila dirarayaan Dadnimo kama eegayee Dantaydaan kaa raacayaa Maxaa daaloo daydayay Maxaan daadahay is iri inaan is dugaashaniyo Maxaan wanaag dayasho la rabay Maxaan la dayoobayoo Diiwaan shalay ku qoray Maxaan deeq tar lehiyo Umulkiyay keed dahaba Maxaa ku dalaanimo ku dayay Ku dayay Jacayl niyad samo ku dayay Dibnahii muud muudsadiyo Malabka farahii dagsaday Haday ila dirarayaan Dadnimo kama eegayee Dantaydaan kaa raacayaa
Queue is empty
-- / --