Maxaan doonoo dib jiray
Maxaa darajeey is iri
Inaan is daryeelniyo
Maxaa damiir garasho larabay

Maxaa la dabeeshadoo
Dhiihaal ay ka jiroo
hadimo ka jaray
maxaan kayn dood leh
Usameey
maxaan ku dabaalayo
U qabay dareen kalgacayl

Dibnahii muud muudsadiyo
Malabka farahii dagsaday
Haday ila dirarayaan
Dadnimo kama eegayee
Dantaydaan kaa raacayaa

Maxaa daaloo daydayay
Maxaan daadahay is iri
inaan is dugaashaniyo
Maxaan wanaag dayasho la rabay

Maxaan la dayoobayoo
Diiwaan shalay ku qoray
Maxaan deeq tar lehiyo
Umulkiyay keed dahaba
Maxaa ku dalaanimo ku dayay
Ku dayay Jacayl niyad samo ku dayay

Dibnahii muud muudsadiyo
Malabka farahii dagsaday
Haday ila dirarayaan
Dadnimo kama eegayee
Dantaydaan kaa raacayaa

Exit mobile version