VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhankee kuu soo maraa - Lyrics

dhamays qurux dhiibsaneey dhabeel dhaqan toosaneey qalbiga waan kugu dhigee dhankeen kuu soo maraa halyay geesigaan dhugtow haldoorta mar dhiiriyow dhigaa waan kaa xushee dhiigayga ma kuu shubaa dhabtii waan ku haybiyaa agtaadan ku dheefiyaa aday iigu kaa dhantoo naftaan kuu dhiibayaa aduunbaan ku dhaadayaa bogaan kugu dheehayaa dhibkaan kuu diidayaa dhaayaha kuu saarayaa is dhawray is dhawray is dhiirin dhuganay dhuganay is dhiirin hadeer isku dhaaranee farxada ma is dhaafsanaa
Queue is empty
-- / --