VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool dhool caashaqa - Lyrics

dhabanada casaankee lagu dheehay quruxdiyo dhexda madag la moodiyo luquntaadan dhabiga ah dhoolaha cadaankiyo ciradkaaga dhuxusha ah timahaaga soo dhacay dhicnayada u kala dagay dheerida laxaadka ayaa ani i dhaawacay aroos aynu dhiganee igu soo dhawoow dhabtaadan i saaroo dhooldhooli caashaqa dhunkashana i deeqsii qurux dhalan wanaageey sidaad iigu dheertay dhamay waxaan idhaahdaa naftu show ku dhaaftee baradaad ku dhalatiyo dhabtii hooyadaabaad dhamays ugu barbaartoo dhidigaba asaagaa RABIBAA ku dhaafshoo kuma dhinac istaagaan
Queue is empty
-- / --