VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool dhooli - Lyrics

Dhabanadaa casaankee lagu dheehay quruxdiyo dhaxda madag la moodiyo luquntadan dhabigaa dhoolahaa cadaankiyo ciridkaagan dhuxushaa timahagan so dhacay dhinacyada u kala dagay dheerida lixaadka aya ani i dhaawacay aroos aynu dhiganee igu so dhawow dhabtadana i saaro dhool dhooli caashaqa dhunkashana i deeqsii qurux dhalan wanageey sidaad igu dheertahay dhamal waxaan iraahda naftu show ku dhaafte barataad ku dhalatiyo dhabtii hooyadaa baa d hameys ugu barbaartoo dhadigaba asaagaa rabi baa ku dhaafshoo kuma dhinac istaagaan aroos aynu dhiganee igu so dhawow dhabtadana i saaro dhool dhooli caashaqa dhunkashana i deeqsii Lyrics by Moha wali
Queue is empty
-- / --