VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faiza - Lyrics

faa,isaay xabiibi xaaskii aan jeclaayeey xumo kuuma quudhee xalka maanta jira iyo xiisadaha aduunyada siday noo xujeeyeen xaakimkaa ogaayee xaasid yuuu na kala dilin xubigayga laabtiyo xidididayda jidhkuna waxa ay xilaadshaan xiisahaaga weeyaan faa,isaay xabiibi xikmadaada hadalkiyo edatiyo xishoodkaan kaaga xushay haweenke xusuusteenii hore iyo xamartaan ku kulaniyo ku xaydaaban maankoo xusuusteeni weeyee xurmo iigu nooloow xubigayga laabtiyo xidididayda jidhkuna waxa ay xilaadshaan xiisahaaga weeyaan
Queue is empty
-- / --