VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalo - Lyrics

gabadhaan gacloodee dumar geenyadoodaay gudka timahaagee garabkaaga saaran garawsiga sheekadaada anu waan gacloodee muqdishiyo garowiyo yaa godeey ku geeya gudahaan wadankeena dalxiis kugu geeya dalalkaan carbeed garab kugu siiya hargeeysiyo kismaayo iyo yaa wajeer ku geeya gacalkii umaddeena salaan kugu geeya dalalkaan carbeed garab kugu siiya gaaridii haweenee guuulle qurux siiyaaay gacmahaagaiyoo gaadda socodkaaga garaaraha luquntaad waan ka gaabsan waayee gaalkacyo iyo booramiyo yaa gado ku geeya jabuutina gudaheeda galbis kugu hooya gibladiyo durbaankana kugu soo garaacaay gaarisiyo jigjigiyo yaa banka ku geeya guntiyo kugu xira garbasaar xariira gibladiyo durbaankana kuugu soo garaaaca muqdishiyo garowiyo yaa godeey ku geeya gudahaan wadankeena dalxiis kugu geeya dalalkaan carbeed garab kugu siiya hargeeysiyo kismaayo iyo yaa wajeer ku geeya gacalkii umaddeena salaan kugu geeya dalalkaan carbeed garab kugu siiya
Queue is empty
-- / --