gabadhaan gacloodee
dumar geenyadoodaay

gudka timahaagee
garabkaaga saaran
garawsiga sheekadaada
anu waan gacloodee

muqdishiyo garowiyo
yaa godeey ku geeya
gudahaan wadankeena
dalxiis kugu geeya
dalalkaan carbeed
garab kugu siiya

hargeeysiyo kismaayo
iyo yaa wajeer ku geeya
gacalkii umaddeena salaan kugu geeya
dalalkaan carbeed
garab kugu siiya

gaaridii haweenee
guuulle qurux siiyaaay

gacmahaagaiyoo
gaadda socodkaaga
garaaraha luquntaad
waan ka gaabsan waayee

gaalkacyo iyo booramiyo
yaa gado ku geeya
jabuutina gudaheeda galbis kugu hooya
gibladiyo durbaankana
kugu soo garaacaay

gaarisiyo jigjigiyo
yaa banka ku geeya
guntiyo kugu xira
garbasaar xariira
gibladiyo durbaankana
kuugu soo garaaaca

muqdishiyo garowiyo
yaa godeey ku geeya
gudahaan wadankeena
dalxiis kugu geeya
dalalkaan carbeed
garab kugu siiya

hargeeysiyo kismaayo
iyo yaa wajeer ku geeya
gacalkii umaddeena salaan kugu geeya
dalalkaan carbeed
garab kugu siiya

Exit mobile version