Heesta GPS -ta Nolasha - Lyrics
Midaan la jaaree
Aan jeclaa jeexeedu
Ideeqee ka jeedsan waayaa
Jamalka shacniga
Jeegaan la moodyeey
Jawiga roob ubuxu jiifaa
Miyuuba jiraa
Dunida joogaa
Ruux la jaarii
Ina jawhara
Janooy ii joog
maba jarayoo
Jeexayga weeyee
Maba jarayoo jeexayga
Weeyee
Joogsantaan jeclaayee
Inta dumar jalaqsan
Uga jeeatay
Asigaan ku jantoon
Midaan u jeelaay agjoogisteedaay
Miyaan ka jeestaa jamashadeedaa
Jeeroon cawaynoon
Jabad yagleelo duni la joognoo
Jimco wadaagnee
Miyuuba jiraa dunidaba joogaa
Ruux la jaarii