VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudoon - Lyrics

Dalmar: Dartee wali maad wareertay Dartee wali maad walaacday Intaa qiiq hore wareertay Warkeega miyaad ku daashay Yurub geeno: Wiilasha indhahayga daawo Ilmada walac tiray ufiirso Ka garo caashaqan iwiiqay Wadnahu siduu ii ruxmaayo Dalmar: Haddaan kula waabo hooy Xiskana wehel kaaga dhigo Amaad wajaqdaa oo aad wajqdaa hadhooto Yurub Geenyo: Walaaca ka daa jacaylka Adoon warka sii warwarin Kalsoonidu waa wax wayn Ka tali nolol wada jirkeena Dalmar: Waxyaaha nafta hoo gudoon Gudoon hoo gudoon Dagna qalbigayga waro Yurub Geenyo: Dhaaxaan kali soo wadee waynee caashaqa sideeda
Queue is empty
-- / --