VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargaysaay - Lyrics

hargaysaay haweeyaay runtii lama huraaneey xaruntii haldoorkaay halkii ugu horaysee calan laga hirgaliyaay hindisiha farshaxankiyo hoygii dhaqankiyo afkaay baradii halyeeygaay fanka haybadiisaay hargaysaay hiiliyaha abwaankaay hargaysaay hobeey ciidaada hodanka aheey hargaysaay hargaysaay hobeey hanfi iyo kulayl ma lahoo hargaysaay hargaysaay hobeey hargab lagama qaadoo hobeey hawadaada luxubi hobeey habeen kaama dhoofeen hargaysaay kal deeqaay hooyadii barbaartaay hal qabsiga aftahankee hidaha soo jireenka saldhig lagu habeeyaay horseedkii aqoontaay hawraar isku baantaay hibadii geeska afrikay hal abuurka eraygiyo hargaysaay guri loo hiloobaay hargaysa
Queue is empty
-- / --