Heesta Saciido - Lyrics
Hadii dumar samaaniyo
Sifo gaar leeyihiin
Midii ugu sareesaay
Saciidooy runtii tahay
Sarajooga beerkiyo
Suuradaada b?? leh
Saadirkii na uumiyee
Tuu siiyay baa tazha
Saaxib rumaan tahoo
Sina lagu ilaaabinee
Aduunyada samaaniyo
Nonol sare ku noolow
Aaqirana sidii roon
Alah Socodka daa'uus
Qoraxdana suleekhaa
Boqol jeer ka sidataa
Safarkiyo socdaalka
nooga timid saciidaay
Na saameey gabigeen
Soo dhawaaw maceenay/waaleey
Saaxib rumaan tahoo
Sina lagu ilaaabinee
Aduunyada samaaniyo
Nonol sare ku noolow
Aaqirana sidii roon