VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idil directed - Lyrics

hadii dumar aynigaa eegmiyo bilic uu lahaa asluub lagu soo hirtiyo akhlaaq iyo sharaf lahaa itaal iyo qaab dhismiyo akhyaarnimo uu lahaa illaah tuu siiyayee idil cabdaay waa adiga ileen wali aynigaa indhaha lamma saarinoo illaacadu kaa asturan hadii dumar aamin lahaa adeeg qanimo lahaa ashqaal iyo hawlkarnimo adeec maqal uu lahaa aftahan eray gobeed astaan marwo uu lahaa illaah tuu siiyayee idil cabdaay waa adiga kolay wali aynigaa indhaha lama saarinee ilaacadu kaa asturan
Queue is empty
-- / --