VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylbaa igubayoo - Lyrics

Waagii Sooguduudtiyoo Gabalkii Dhacaayaba Adaan Kugu Dolgoohaa Gudcurkiyo Habeenkiyo Gayigoo Iftiimaa Adiga un Kugoobaa Jacaylbaa Igubayoo Igumaysanayoo Dhimbushu Isaaroo Gasiinkii Kago,Ayoo Gam,i Waayay Awgaa Anigaba Gadaasoo Goortuu i Haleelay Gantaalo Laigu Ganayo Inta Laigu Garab Furay Gacalooy La Jiifaa Geesiyoow Adigaa Kuugolon Golaayoo Caashaqaaan Igalay Garwaaqsooban ilagaro Geestaada ila Qabo Gaariyeey Adigaan Kuu Go,Doonsanahaye iidhiib Gacmaha oo Ubaxyada Guduudka Ah Gacalooy Gudoon Wacan Geesiyoow Adigaa Kuu Golan Golaayoo Caashaqaan Igalay Garwaaqsooban ilagaro Geestaada Ila Qabo Gaariyeey Adigaan Kuu Go,doonsanahaye iidhiib Gacmaha,oo Ubaxyada Guduudka Ah Hodaneey Gudoon Wacan Dalmaroow Bal Ilagaroo Hodaneey Gudoon Wacan?
Queue is empty
-- / --