VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jees jees - Lyrics

naftayda ku jecel oo awgaa u jiiftoo judi iyo xanuun macaan waan kuu jabee jaakiraada caashaqa ka jooji adigu hoy ka jooji adigu ka jooji jaliilkeen ka yaaboo ha jiidan adaa iskay baree ha jiidan wiilkii aan jantaba jacaylkiisu haduu i gubayo marna ii jixan jixayn ilayn waa jaahilee jah wareerka caashaqaan anigu ka joogay jees jeeska wiilashaan ka jeestay idaa jacayl yohow idaaa adigaa jiroon aawadaa u jarayee jalkii aan cunee macan waan juuq gabee jaalahaan bartaba qalbigayga jiitaba jiro iyo xanuun jirab adag hadu i galinayo by masuul.com
Queue is empty
-- / --