VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay - Lyrics

jabuutaan karaamiyo sooryo kaamil leeyahay inaan kaalin qaadaan ku aroos isleeyahay kismaayiyo wajeerbaan kalkan la iiga baaqoo dhexda inan ku noolbay naftu kaalay leeday xamar kaan wadaagiyo koonaha hargaysiyo kalsaneey garoowaa kolba la iiga wacayaa qoraxay kashaydiyo jigjigaan ka maydhmine ha kifaaxdo laabtuye kol i geeya dhagax buur xarunt kitaabkiyo kursi laaso yaalo ka samaysan dahabaan ku fadhiiso leeyahay qiimihii taleexiyo kaalmihii shilaadiyo boorama korkeedaan ku dabaaldag lee yahay qalbigaa ku dirsada baydhabo ka maarmini nimcada karuurane i kor geeya baladweyn
Queue is empty
-- / --