maanka iyo qalbiga
miirkaa ku raacoo
midabkaaga dahabka
moowlaha ku siiyo
mayshaad ku nooshahay
maalin iyo habeen
ku dul meerayaayoo
kugu qaato raadshaa

muraayaddii hablaha ee
qurux lagu manaystaay
macaanee idilee
mac isii xabiibti

meel kastoo aan jooagaba
mobeelka wacaayo
erey baan iraahdaa
muxubada iqaada

manaxee jacayl baa
iima weelinaayoo
intuu caashaq leeyahay
dhex mushaaxayaaye

muraayaddii hablaha ee
qurux lagu manaystaay
macaanee idilee
mac mac isii xabiibti

muraayaddii hablaha ee
qurux lagu manaystaay
macaanee samiree
mac mac isii xabiibti

Exit mobile version