VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafta kuu dhiibayaa - Lyrics

dhamays qurux dhiibsanee dhabeel dhaqan toosane qalbiga waan kugu dhigee dhankeen kuu soo maraa halyey geesigan dhugtoo hal deertan ma dhiiriyo dhigaa waan kaa xushee dhiigayga ma kuu shubaa dhabtii waan ku haybiyaa agtaadaan ku dheefaya aday igu kaa dhantoo naftaan kuu dhiibayaa aduunba ku dhaadaya bogaan kugu dheehaya dhibkaan kuu diidaya dhayaha kuu saarayaa is dhowro is diiri no dhugane is diire no hadeer isku dhaarane farxada ma is dhaafsana
Queue is empty
-- / --